Waxaanu kor u qaadeynaa ganacsigaada dabqada sare!

Dalbo Adeeg

Adeegyada aan bixino

Kulmistech – Waxaan nahay shirkad kombuyuutar tiknoolajiyadeed oo saldhigeedu yahay Somalia . Waxaanu bixinnaa adeegyo tayo sare leh oo u khaas ah shirkada.

Naqshadenta webka

Waxaan samaynaa bogagga internetka anagoo adeegsanayo tiknoolijiyada ugu dambeysa ee loyaqaano “Bootstrap” si loola ekeesiiyo qalabka shaashada kaladuwan sida; kombiyuutarada iyo telefoonada gacanta.

Naqshadenta Sawirada

Waxaanu bixinnaa adeegyo naqshadeyn oo dhameystiran kuwaasoo ay ka mid yihiin magacaabista shirkadaha, naqshadeynta Calaamadaha shirkadaha, kaararka ganacsiga, naqshadeynta buugaagta.

Barnaamijyada APK

Shaqaalahena xirfada sare leh waxay kuu samayn karaan in shabakadadu ay ushaqeeyso nooc walbo oo adiga ku qanac galiyo.  Hagaajinta iyo farsameynta barnaamijyada apka waa xirfadeena.

Software-da Maareynta

Waxaanu bixinnaa barnaamijyo loogu talagalay nidaamka maaraynta sida maaraynta goobaha waxbrashada, iibabka, Biilalka, Huteelada, Nidaamka maareynta goobaha caafimaadka iyo adeegyo kale oo lamid ah.

Haagajinta iimaylada

Waxaan kor u qaadaynaa ganacsigaaga ama ururkaaga anagoo kusameyneno cinwaano iimayl ah oo khaas u ah shirkadaada kuwaasoo la wadaagaya magaca shirkadaada / ururkaaga.

Keydinta webka

Kulmistech wuxuu ku siinayaa adeeg leh Xawaare sare, kalsoonaan, Ammaan iyo helitaanka dhammaan diiwaangalinta domainka iyo qorshayaasha qiimaha adeega keydinta webka.

Sababta aad noo dooranayso

Waxaannu maareynaa mashaariicda si aan u dhameystirno wakhtiga kama dambaysta ah, waxaanu miisaan culus ka qaadnaa garabka macaamiisha waxaana ka tagnaa ayagoo ku faraxsan yihiin natiijooyinka.

Naqshad casri ah

Xirfadlaayasheena waxay ku siinayaan ikhtiyaar waxayna ku ogeysiinayan sida aanu usameyn laheen adeegada oo rabitankada ah anagoo adeegsaneyna tiknoolajiyad casri ah.

Webka Isbadala

Dhammaan shabakadaha internetka aanu sameyno ayaa ah kuwo isbadali kara . Website-yada isbadala waxey suurta galiyaan in lagu isticmaalo noocwalbo aalada kombuyuutarada iyo telefoonada kamid ah.

Raadinta webka (SEO)

Waxaan kor u qaadaynaa muuqaalka natiijooyinka raadinta algorithmka shabakadaada si uu unoqdo mid usoo hor muuqdo si fududna loo helo marki laga raadiyo Google-ka ama aaladaha kale sida Bing.

Khibrad

Kooxdayadu waxay ka kooban yihiin naqshadeeyayaasha iyo farsameeyayaasha webka kuwaasoo leh Khibrad badan oo ah tiknoolajiyada kombiyuutarka.

Qiimo macquul ah

Waxaan aaminsanahay in xirfada aysan aheyn mid qaali ah. Waxaan ka shaqeena sidaan ubixin laheen adeeg tayo sare leh kasoo ganacsi kasta awoodi karo.

24/7 Caawinta macaamiisha

Waxaan u suurta galinay qof walbo oo soo booqdo shabakadeena inuu nala sheekeysan karo , noo soo gudbin karo wixi su’alo ama cawasho ah  si aan is la markiiba u caawino.

Qiimaha sameynta shabakadaha

Waxaan sameyna shabakado tayo iyo qiimo macquul leh. Xulo qorshaha-qiimaha ee ku habboon boggaaga gaarka ah ama ganacsiga.

Barnaamijyada software-da

Waxaanu sameynaa barnaamijka maareynta dhamaan noocyada ganacsiga. Waxaan leenahay waayo-aragnimo weyn oo ku saabsan sameynta barnaamijyada software-da.

Su’aalaha badana nala weydiiyey (FAQ)

Waxanu ogu darnay qaybtaan FAQ-da  si aan uga jawaabno su’aalaha badanaa nala sooweydiiyey intaan shaqadan shaqadan ku jirnay.

3 + 10 =

Ma bixisaa dammaanad lagu qanci?

Waxaan damaanad qaadnaa 30 maalmood lacag soo celin ah. Haddii aadan ku faraxsaneyn adeegeena sabab kasta ha ahaato soddonka maalmood ee ugu horeeya, waxaad xor u tahay inaad joojiso qandaraaskaaga annagana dib ayaan u celineynaa lacagtaada

Waa maxay Xeerkiina lacag soo celinta?

Haddii aadan ku qanacsanayn oo aad rabto in aad joojiso qandaraaskaada sodanka maalmood ee ugu horreeya, waxaan kuugu soo celin doonaa lacagahaaga. Ma bixineyno lacag celin wixii adeeg ah kadib sodon maalmood ee ugu horreeya.

Waxaan rabaa in aan ku iibiyo badeecad internetka. Ma waxaad sameysaan shabakadaha dukaamesiga?

Haa. Xalkeena sameynta shabakadaha dukaameysiga waa kuwo ku haboon dhamaan gacsada yar yarka iyo kuwa waaweeynka ah.

Waa maxamy eraga "SEO"

SEO(Search Engine Optimization) waa hababka fududeeyo ee lagu helo shabakadaha markii laga raadiyo Google-ha ama bing-ka. hadii shabkadadu ka hor muuqato shabadaha kale ee latartamaayo waxaa kuu sahlanaaneyso in shabkadaadu soo booqato macaamiil badan.

Waxaan marwalbo arkaa "responsive website". Maxay tani micnaheedu tahay?

Responsive web design is a technique used to build a website that adapts its layout to fit the size of any device. Instead of having to build an additional website for mobile devices, you can lower initial costs by only needing a single website. Since responsive web design is really only a classification, each company has their own interpretation and implementation.

Imisa ayey sameyska shabakad cusubi ku kacaysaa?

Qiimaha ayaa kala duwanaan kara iyada oo ku xiran waxa uu mashruucaagu u baahan yahay iyo mudada aan ku qiyaaseyno aan qaadan doonto aan udhamaystirno mashruuca. Fadlan soo booqo bogga qorsheheena qiimaha ama nala soo xiriir si aad u hesho qiyaasta kharashka shaqada boggaaga.

Macaamiisha farsaxsan

Waan ku faraxsanahay ra’yi kabixinta wanaagsan ee macaamiisheena. waan sii wadi doonaa in aan macaamiishayada ku faraxino adeegyadeena.

“Naqshadeyn qaas ah, adeeg gaar ah – Kulmistech ma soo saarto kali ah adeeg cajiib – Waxay kaloo kugu hagayaan in adeegado noqdo mid ku shaqeeya. .”

Hussein

Maamulaha shirkada, HQ Transport LCC

“Naqshadeyn soo jiidasho leh, Kulmistech ayaa caawisay macaamil badan ayadoo usameysay shabakada lootalagaly kanacsigoooda., “

khadro

Mulkiilaha, IIbso Online Shopping

“waxaan u shaqaaleeyey in ay sameeyaan shabakadeyda Xayisiinta shaqoonyinka, si wanaagsan ayaan ugu qancay adeegyadooda..”

Jama Jama

Owner, Somjobs.so

“Waxaanu raadineynay shirkad Sameyso shabakada intarneetka oo noo hagaajiso shabakada shirkadeena. Kulmistech wuxuu ahaa xalka ugu fiican .”

Mohamud

Qoraaka shabakada, HQ Transport LLC

Recent  News

Nagu saabsan

Kulmistech, waxaan nahay shirkad tiknoolajiyadeed saldhigeedu yahay somalia Somaliya, Waxaan bixinnaa naqshadeynta webka, sawirada, iibinta domainka iyo keydinta webka Waxaan sidoo kale bixinnaa adeegyada kale oo IT ah.

Nala soo xiriir

Cinwaanka                                  Xafiiska weyna waxaan kuleenahay Somalia , kismayo wadada iskoyska qaclaha Email
info@kulmsitech.com       sales@ kulmistech.com          
Telefoon
+252617758011

 

Pin It on Pinterest